Dr. Mohamed Ayoya oo loo soo Magacaabay Somalia, lagana Gudoomay warqada aqoonsiga

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Balal Maxamed Cusmaan ayaa waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay xafiiskiisa Muqdisho wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya. Dr. Mohamed Ayoya. Wasiirka iyo wakiilka oo kulan yeeshay ayaa ka wada hadlay fududeynta howlaha UNICEF ay ka fulinayso dhammaan gobollada Soomaaliya, iyadoo loo marayo hey’adaha kala duwan ee dowladda. Dr. … Continue reading Dr. Mohamed Ayoya oo loo soo Magacaabay Somalia, lagana Gudoomay warqada aqoonsiga